1/8
Hir iyo Hiigsi screenshot 0
Hir iyo Hiigsi screenshot 1
Hir iyo Hiigsi screenshot 2
Hir iyo Hiigsi screenshot 3
Hir iyo Hiigsi screenshot 4
Hir iyo Hiigsi screenshot 5
Hir iyo Hiigsi screenshot 6
Hir iyo Hiigsi screenshot 7
Hir iyo Hiigsi Icon

Hir iyo Hiigsi

WIA-Tech
Trustable Ranking Icon
1K+下载次数
20.5MB大小
Android Version Icon4.1.x+
Android版本
5.0(27-11-2020)
-
(0 评价)
Age ratingPEGI-3
下载
详情评价信息
1/8

Hir iyo Hiigsi介绍

Qormadani waa midhihii hawl muddo dheer qaadatay; waxay ka turjumaysaa baraarujin dhinacyo badan leh. Waxaanay ku curratay dareen horumar jacayl iyo himilo dheer ku salleysan; badheedhihiisuna uu yahay hanaqaadka geedisocod aqooneed oo ku gabagabooba guul, badhaadhe iyo nolol wanaagsan .

Dhiganahani waxa uu astaan ollole u yahay, baahinta salka hore-usocodnimo iyo in cindiga bulshada lagu beero rajo; si looga jiro fudaydsiga iyo inay dalka dillaalaan.


Hadalka ayaa wuxuu ku soo ururayaa dhalinyarta, kuwaas oo ah isha kaliya ee ummadan. Qormadani waa hir aqooneed, oo waxay soo bandhigaysaa arrimo iyo qodobo horreeya oo horumarineed; kuwaasoo ku dayasho iyo ka barashoba mudan. Sidoo kalena waa hiigsi nololeed, oo waxa ku suggan madhaafaan iyo hogatusayaal lagu badhaadho oo in la dhabeeyaa ay haboon tahay, kuwaasoo horkacaaya ifafaaleyaal

loo asteeyay sarreedada bulshooyinka.


Runtii waxaan afeef ka leeyahay, arragtiyo iyo soo jeedimo u gaar ah qoraha, oo ka duulaya wanaag, se laakiin aanay khasab ahayn in la waafaqaa. Qoraha qormada ayaa mas’uul ka ah wax kasta oo khalad ka yimaada. Sidaasoo ay tahay, raaligelin buuxda ayaa waxaan ka bixinaynaa, wixii kasta ee eed’ yeesha; taasoo ah kaliya dhacdo oo aan loo kasin.


Waxaanu ka cuddur daaranaynaa wixii kasta ee la fahmi waayyo. Hawshu si fiican bay ku gunaanadantay; haseyeeshee, intii diyaarinta iyo abbaabulka qormadu ay socotay, ayaa waxaa naga hor yimid caqabado dhowr ah. Ruggo-xogeedyada iyo asalka ama raadraaca umuuraha horumarinta, oo balaadhan awgeedna, waxaanu isku daynay inaanu kuwa ugu tayaysan wax kasoo xigano. Xogta qoran waxaa ka mid ah qeybo xigasho oo toos ah, waxaana weheliya jaantusyo; kuwaasi oo aanu si dhamaystiran uga raaligelinayno dadkii lahaa xuquuqdii lahaanshiyaha, waayo way noo suuro gali wayday inaanu si dhab ah u xaqiijino. Waxaanu se ka duulaynaa yool, oo waxaa halhayskayagu yahay hir aqooneed iyo hiigsi nololeed; halkaana waxaa ah waajib iyo inaanu soo gudbino wixii kasta ee aanu bidno wanaag, cidii kastaa ha yeelato’e, anaga oo dhowrayna lahaanshiyaha.


Hir iyo Hiigsi - 版本5.0

(27-11-2020)
新特性Waxaanu Ku Soo Kordhinay Muuqaalka Guud Oo Aanu Woxogaa Wax-KaBadal Ku Sameynay, Ads-na waanu ku soo darnay...

还没有评论或评分!要留下第一条评论或评分,请

-
0 Reviews
5
4
3
2
1

Hir iyo Hiigsi - APK信息

APK版本: 5.0程序包: som.buug.hir_hiigsi
Android兼容性: 4.1.x+ (Jelly Bean)
开发商:WIA-Tech权限:2
名称: Hir iyo Hiigsi大小: 20.5 MB下载次数: 0版本: 5.0发布日期: 2021-12-18 17:33:57最小屏幕: SMALL支持的CPU:
程序包ID: som.buug.hir_hiigsiSHA1签名: 9C:DC:52:F9:7A:BA:C6:69:16:43:20:D7:4A:EA:F2:DC:0A:33:47:86开发商 (CN): Android组织 (O): Google Inc.本地 (L): Mountain View国家/地区 (C): US州/市 (ST): California程序包ID: som.buug.hir_hiigsiSHA1签名: 9C:DC:52:F9:7A:BA:C6:69:16:43:20:D7:4A:EA:F2:DC:0A:33:47:86开发商 (CN): Android组织 (O): Google Inc.本地 (L): Mountain View国家/地区 (C): US州/市 (ST): California